DHAGEYSO:- Wasiirka Garsoorka Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay waxa u qabsoomay tan iyo markii uu xilka qabtay.

0

Wasiirka Garsoorka dowladda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa wareysi xasaasi ah uga hadlay heerka uu taagan yahay garsoorka ama cadaaladda Soomaaliya.

Iyadoo madaxweyne Farmaajo uu marar badan ku cel celiyay in wax weyn ay ka qaban doonaan dhanka garsoorka ayuu Wasiir Xasan Xuseen sheegay in ilaa haatan ay uqabsoomeen arimo xasaasi ah.

Inkastoo ay jiraan qodobo waa weyn oo wali horyaal garsoorka ayuu hadana wasiir Xasan Xuseen Xaaji sheegay in caqabadaha ay kamid yihiin in xiligii militeriga garsoorka uu madax ka ahaa madaxweynaha haatana ay isku howleen in arimahaas wax laga badalo.

 

 
HOOS KA DHAGEYSO