DHAGEYSO+SAWIRRO:- Hay’adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka oo deeq raashin ah gaarsiisay 1500 oo qooys oo ku nool magaalada Caabudwaaq.

0

Hay’adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 1,500 oo qays oo kunool Magaalada Caabudwaaq ee
gobalka Galgaduud.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya