Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Muumino Faarax Maxamed Aden.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 28-06-2017 ku geeriyootay magaalada Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuumad Muumino Faarax Maxamed Aden.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Muumino Faarax Maxamed Aden, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Faarax Maxamed Aden iyo caruurteeda, gaar ahaan Caaqil Cumar Jabshe iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Muumino Faarax Maxamed Aden, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Muumino Faarax Maxamed Aden, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Muumino Faarax Maxamed Aden janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Dhambaalkan tacsiyadeed waxaa diraya:

Reer Cabdikariin Muuse Cilmi iyo Hooyadood Nadiifo Sheekh Cabdullaahi Feerayare

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك