DAAWO:- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay in hub uu siiyo Al Shabaab.

0

Maxamed Cali Yuusuf oo ah Xildhibaan laga soo saaray Baarlamaaanka Jubbaland ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam  ( Axmed Madoobe ) in uu taageero Al Shabaab.

Waxa uu sheegay Mudane Maxamed Cali Yuusuf  in Axmed  Madoobe Al Shabaab uu ku kabo saanado dagaal sida uu hadalka u dhigay.

Baarlamaanka Jubbaland ayaa dhawaan Xildhibaanno ka tirsanaa Maamulkaas kala noqday  Xasaanadoodii.

Si kastaba Jubbaland ayaa ka mid ah maamullada ay ka jiraan adeegyo horumarineed iyo dhaq dhaqaaqyo u muuqda soo kabasho marka loo eego maamul Goboleedyad qaar.

 

 

HOOS KA DAAWO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media