WAR DEG DEG AH:- Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

0

Nin maskaxda looga jiro oo ku cayaarayay Bambo ayaa goor dhow waxa ay kula qaraxday Aargada degmada Wadajir, isaga oo keliya ayaa ku geeriyooday.

Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in ninkaasi maanta oo dhan oo uu watay Bambada , islamarkaana la mooday waxyaabo uu ku cayaarayo.

Mas’uuliyiinta ka tirsan maamulka degmada Wadajir oo goobta gaaray ayaa xaqiijiyay in Qaraxaasi uu ku dhintay ninkaasi oo kaliya.