TOP NEWS+AKHRISO:- Markab ay saaran yihiin shaqaalihii samayn lahaa fiilada Internet-ka ee go’aday oo helay ogolaanshaha uu ku soo gali lahaa biyaha Soomaaliya.

0

War hadda ku soo dhacay Xafiiska ayaa sheegaya in Markabkii samayn lahaa Fiilada ka go;day badda uu helay Ogolaanshaha uu ku soo gali lahaa biyaha Soomaaliya waxaana Xafiiska ku soo dhacday Warqad ay qortay dowladda Soomaaliya taasoo cadaynaysa In uu markabkaasi fasax u yahay Biyaha Soomaaliya.

Ugu danbayntii Maqnaasha Adeegga Internetka ayaa Jahawareer ku riday Bulshada Soomaaliyeed kadib markii ay waayeen adeeggii interketka oo bulshada u haa adeega 1 aad ee kula xariiraan dadyoow badan ee ku kala dhaqan dunida dacaladeeda.