WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO:- Wasiirkii Dhalinyarada Jubbaland Sheekh Maxamed Awlibaax oo Muqdisho ku geeriyooday.

0

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Maamulka Jubbaland Sheekh Maxamed Maxamuud Yuusuf “Aw-Libaax” ayaa goor dhaw ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Muqdisho.

Wasiirka ayaa galabta ku dhaawacmay Qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee k dhacay Saldhiga Booliska Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xaqiijiyay geerida Wasiirkii Wasiirkii Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Maamulka Jubbaland Maxamed Maxamuud Yuusuf “Aw-Libaax”.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO