WARBIXIN DHAGEYSO:- Xaguu Marayaa Khilaafkii Dalalka Khaliijka Carabta.

0

Khilafka dalalka Carabta ayaa wali umuuqda mid aan xal loo heyn iyadoo xaaladu ay gaartay meel aan caadi aheyn.

Mareykanka ayaa haatan ka fakaraya inuusan hubka ka iibin dalalka Carabta ilaa inta ay ka heshiinayaan, halka Iiraan ay Yurub ka dalbatay iney dhex dhexaadiye ka noqdaan xaaladda Khaliijka.

Idaacad kutaala dalka Baxreyn ayaa dhanka kale warisay in Saldhiga Turkey ee dalka Qatar uu waqtigiisu dhamaaday isla markaana la xiri doono.

TV-ga ALjazeera ayaa dhanka kale warqad uu soo saaray ku dalbaday inaan la caburin saxaafada.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO