DAAWO:- Su’aasha Xildhibaan Mahad Salaad uu weydiiyay Wasiirka Maaliyada oo Muran badan dhalisay

0

Xildhibaan Mahad Maxamed Salad ayaa su’aal adag weydiiyay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Beyle xili laga doodayay arinta miisaaniyadda.

Wasiirka ayaa horey usheegay in 90 boqolkiiba uu kordhay daqliga soo gala DFS, laakiin Wasiirka ayaa weydiiyay sababta miisaaniyadda ay hoos ugu dhacday oo loo yareeyay maadaama dhaqaaluhu kobcay.

Wasiir Beyle ayaa sheegay inuusan marnaba dhihin dhaqaalaha ayaa kordhay laakiin uu ula dan lahaa in kobac dhaqaale uu ka jiro ilaha dhaqaalaha.