DHAGEYSO:- 25 kun oo Daacish ah oo lagu dilay Magaalada Mosul ee dalka Ciraaq.

0

In ka badan 25,000 oo ka mid ah Maleeshiyaadkii Kooxda Daacish ayaa la dilay intii uu socday howlgalka xureynta Magaalada Mousil.

dad badan oo ismiidaamiyaal ah ayaa la dilay kuwa kalena waa la dhaawacay gaadiid kor u dhaafaya Kuna waa la burburiyay oo ay ku xernaayeen walxaha qarxa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-