DHAGEYSO:- Dagaal culus oo ka socda deegaanka NO 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose.

0

Wararka ka imaanaya deegaanka No 50 ee gobolka SHabeellaha Hoose aya sheegayaan in halkaasi uu hadda ka socdo dagaal fool ka fool ah oo u dhaxeeya Ciidamada Dawladda oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al Shabaab.

 

 

 

 
HOOS KA DHAGEYSO