DHAGEYSO:- Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in ay wado qorshe dadka reer miyiga ah lagu gaarsiinayo Koronto iyo Biyo.

0

Wasiirka Biyaha iyo Batroolka Saalim Caliyow Ibrow ayaa warbaahinta u sheegay in ay dawladda Soomaaliya qorsho lagu gaarsiinayso dadka reer miyiga ah adeega bulshada sida Korontada iyo biyaha.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO