DHAGEYSO:- Faah Faahino dheeraad ah oo laga helayo duqeyntii maanta ka dhacday Gobolka Gedo.

0

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo  ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ciidamada Kenya duqeyn ka geysteen deegaanka Kabis oo ka tirsan gobolka Gedo, duqeynta ayaana waxa ay socotay ilaa gabal dhicii maanta.

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in duqeynta diyaaradaha ciidamada Kenya ay qasaaro xoogan oo isugu jira naf iyo maalba ay soo gaareen maleeshiyaadka Al Shabaab, sidoo kalena waaa la sheegayaa in ay halkaasi dad shacab ahna ay qasaaro soo gaareen.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO