DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo sheegay in Banadow lagu soo rogay gobolkaas.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cabdullaahi Cali uu sheegay inbandow lagu soo rogay qaybo ka mid ah gobolkaasi.

Gudoomiye Cabdirashiid Cabdullaahi Cali ayaa sheegay in Ciidamada Jubbaland ay bilaabayaan dhawaan hawlgalo ka dhan ah Al Shabaab sidaa awgeedna ay muhiim tahay in aysan waxyeelo kasoo gaarin dadka rayidka ah.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO