DHAGEYSO:- Nin Maseyrsan oo goor-dhaw gowracay Xaaskiisa.

0

Nin maseersan ayaa la sheegay in saakay uu xaaskiisa ku gowracay Xaafadda suuqa xoolaha ee Magaalada Muqdisho arintaasi ayaa noqotay arin la yaab leh.

Goob joogayaal ayaa sheegay in guriga lagu arkay meydka gabadha la gowracay iyo dad badan oo ku soo baxay arintaasi.

Ninkaan ayaa la sheegay in uu ka maseeray nin hore u soo guursaday Xaaskiisa sidoo kale waxaa la sheegay in ay qaraabo ay ahaayeen ninkaan iyo xaaskiisa.

Qof ka mid ah dadka deegaanka oo tagay xaafadda ay arintaan ka dhacday ayaa iiga waramay dhibaatada dhacday.

HALKAAN KA DHAGEYSO