DHAGEYSO:- Shir heer Caalami ah oo ka furmaya London iyo Hormarinta Dekeda Soomaaliya oo looga hadlayo

0

Magaalada London ee Dalka UK ayaa waxaa lagu wadaa in dhawaa uu ka furmo shir heer Caalami ah.

shirka ayaa waxaa loogu hadli doonaa hormarinta Dekeda iyo sidii loogu shaqeyn lahaa balaarintooda.

Dekedaha ku yaalla Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in laga dhigo kuwa Caalamka oo kale oo la hormariyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-