Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu Taliyaha Ciidamada Amisom Gen.Cusmaan Nuur Subaglesheegay wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo istcimaalkeed uu yahay mid adag, taasoo sabab u ah Al shabaab oo dhigta jidgooyooyin.