DHAGEYSO:- Wasiirka Cadaalada oo sheegay in Tababaradii dalka dibadiisaloo aadi jiray laga heli doono dhawaan gudaha Dalka

0

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Xukuumada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in dhawaan laga helayo gudaha Dalka Tababaradii Shaqaalaha dowladda ay u aadi jireen dibadda.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in lagama maarmaan ay tahay in Shaqaalaha lagu Tababaro gudaha Dalka oo aan loo dirin dibadda.

waxa uu tilmaamay in dhaqaalo fara badan ay ku baxaan Tababarada dibadda loogu diro Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Codka:-