DHAGEYSO:- Wasiirul Dawlaha Ammniga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil oo ka warbixiyay waxa u qabsoomay inta uu joogay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

0

Wasiirul dawlaha Ammniga ee maamul goboleedka Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil ayaa Warbaahinta Jubbaland uga war bixiyey waxa u qabsoomay inta uu joogay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO