DHAGEYSO:- Xaalad adag oo laga soo sheegayo Degaanka Markaska

0

degaanka markaska oo 7 KM u jira degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa waxaaku nool Kumanaan qoys oo ka soo barakacay abaaraha ka jira gobolada Dalka.

waxa ay hada sugan yihiin Xaalad adag oo dhanka nolosha isla markaana waxaa laga soo sheegaya in ay halis ugu jiraan in ay dhintaan.

Nabadoonada iyo Odayaasha degaanka ayaa ka deyriyay Xaalada adag oo ay ku sugan yihiin Kumaanka kun ee ku soo barakacay degaanka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-