DHAGEYSO:- Xiisad Dagaal oo ka taagan deegaanka Xeraale ee gobolka Galguduud iyo odayaasha dhaqanka oo ku baaqay dagaal ka dhan ah.

0

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xeraale ee Waqooyiga gobolka Galguduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa dadka deegaanka iyo ciidamo ka socda maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca.

Odayaasha Dhaqanka deegaanka Xeraale ayaa waxa ay ku baaqeen dagaal ka dhan ah ciidamada Mamaulka gobolada dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO