Qarax Khasaare geystay oo lagu qaaday xarun Ciidan

0

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo lagu weeraray xarun ciidamada dalka Pakistaan ay ku leeyihiin Waqooyi Bari dalka Pakistaan.

Weerarka ayaa ka dhacay degmada Khyber Pakhtunkhwa oo ku taalla Waqooyi Galbeed dalka Pakistaan.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa ah Ciidamo ka tirsan Booliska Pakistaan.

Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ku jira Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada dowladda Pakistaan.

Isbuucii lasoo dhaafay ayaa degmadaasi , waxaana ka dhacay Qarax uu fuliyay nin waday Mooto.