TOP DHAGEYSO:- Waxgarad si Kulul uga Hadlay Dagaalka Deegaanka Xeraale & Xiisad ka jirta

0

Weli waxaa Xiisad dagaal ay ka taagan tahay deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaas oo ay ku wada dagaalameen Ciidamada Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca iyo Maleeshiyaad deegaanka ah dagaalkaas oo geestay dhimashada ku dhowaad 20 ruux.

Qaar ka mid ah Waxgaradka ka soo jeeda deegaanka Xeraale ayaa waxa ay sheegeen in ay aad uga xunyihiin dagaalka ka soo cusboonaaday deegaanka Xeraale kaas oo sababay barakacaya dadka Shacabka ah.

Waxa ay ku baaqeen in dagaalkaas si degd eg ah loo joojiyo islamarkaana Miiska Wadahadlka la iskugu yimaado maadaama aan dagaal waxba soo kordhineyn.

HALKAAN KA DHAGEYSO