WAR DEG DEG AH:- Shaqo joojin lagu sameeyay Xoghayihii Joogtada ahaa ee Wasaaradda Arimaha Gudaha.

0

Wasiirka wasaradda Arimaha Gudaha ee Xukumadda Soomaaliya Cabdi faarax Juxa ayaa maanta si rasmi u soo saaray warqad shaqada looga joojiyay Yaxye Cali Ibraahim oo ahaa agaasimaha joogtada ah ee wasaaradda Arimaha Gudaha ee Xukumadda Soomaaliya.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay shaqo joojinta ay ka dambeysay, kaddib cabasho ka timid shaqaalaha wasaaradda, xadgudub hanaanka shaqada iyo wado shaqeyn la’aan, iyo arrimo kale oo lagu eedeeyay Xoghayaha Joogtada Mr Yaxye Cali Ibraahim.

Hoos ka aqriso warqada shaqo joojinta.