DHAGEYSO:- Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo Maleeshiyaadka Al Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Miidow ee Gobolka Jubbada Hoose.

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada maamulka Jubbaland iyo Al Shabaab ay ku dagaalameen deegaanka Miidow oo hoostagta Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in Dagaalkan uu yimid kadib markii ay tuuladaasi oo saldhig u ah maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen ciidamada mamaulka Jubbaland.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso