DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo: “Wax walba waxaa iiga muhiimsan Midnimada Soomaaliya”.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa sheegay in uu bilaabayo wadahadallo dhab ah si loo helo midnimo siyaasadeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in midnimada Soomaaliya ay tahay Muqaddas, isagoo hoosta ka xariiqay in uu wax kasta ka hormarinayo sidii loo soo dumi lahaa walaalaheenna Soomaaliland.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO