DHAGEYSO:- R/wasaare Kheyre “Aniga iyo Madaxweyne Farmaajo khilaaf nama soo dhexgalayo”.

0

R/wasaaraha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu sheegay inaysan marnaba dhacayn in isaga iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo kala dhexgalo khilaaf siyaasadeed sidii Madaxdii hore ee dalka.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO