OGESYSIIS:- Warbaahinta Allgalgaduud Media oo dib hawada ugu soo laabatay.

0

Akhristeyaasheena sharafta leh ugu horeyn waxaan idinku salaamaynaa Salaanta Islaamka Asc wr wb.


Waxaa dhamaan akhristeyaasheena sharafta leh ogeysiinaynaa in Warbaahinta Allgalgaduud Media oo maalmihii lasoo dhaafay cilado jiray awgood hawada uga 
maqneyd, in hadda dhamaan ciladihii na heystay laga hagaajiyay, laga bilaabo maantana hadduu Alle idmo in sidii joogtada ahayd ee aad horeyba inooga barateen idiinku soo tabin doono wararkeena dalka iyo dibeddiisaba.


Waxaan aad iyo aad ugu mahadnaqyanaa dhamaan akhristeyaasheena sida ay inoogu muujiyeen dulqaadka iyo sida ay qaarkood noola soo xiriireen iyagoo inoo muujinayay markaa kalsoonida baaxad leh ee ay ku qabaan wararkeena.

 

Dhamaantiin aad iyo aad ayaad u Mahadsan tihiin.

Maamulka
Warbaahinta Allgalgaduud Media