DAAWO:- Gudoomiyaha hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo taageeray go’aanka dawladda Soomaaliya.

0

Gudoomiyaha hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo muuqaal uu saxaafada kula hadlayay kasoo saaray magaalada Muqdisho ayaa taageeray talaabada dowlada ay qaaday, waxaana uu sheegay iney qasab tahay in dowlada la garab istaago.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in dalka haatan uu ku jiro xaalad horumarineed oo wanaagsan gaar ahaan dhanka amaanka iyo maamulka lana doonayo in dowlada lagu taageero dadaalada ay sameyneyso.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO