DAAWO:- Sare u kac laga dareemayo Suuqyada khudaarta ee Magaalada Hargeysa

0

Magaaladfa Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxaa maalmihii ugu dambeeyay laga dareemayay khudaar yari, kadib markii ay istaagtay khudaartii ka imaan jirtay dalka Itoobiya.

Arrintan ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii ay shaqaaqo ku dhexmartay qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee wada dega dalka Itoobiya.

Suuqyada magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga waayay khudaartii ka imaan jirtay dalka Itoobiya sida Basasha, Baradhada iyo nuucyada kale ee khudaarta.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-