DAAWO VIDEO:- Nabadoon Axmed Diiriye Cali “Allihiin hadduu Alle yahay ka daaya dadka dacaayada iyo aflagaadada, Dawladdana waan taageersanahay”.

0

Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa isagoo u waramaya warbaahinta waxa uu yiri.

 

Waxuu yiri “Allihiin hadduu Alle yahay ka daaya dadka dacaayada iyo aflagaadada, xiisadahan xun ee aad Facebookyada ku qoreysaan ka laabta, Ninnkii wanaag u socdoow xumaan farta ha saarin, Xumaan ninkii u socdoow wanaag farta ha saarin.

 

 

HOOS KA DAAWO