DHAGEYSO: Galmudug oo ka hadashay Sababta ay u taageertay Sacuudiga & Imaaraadka

0

War qoraal ah oo ka soo baxay Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu taageray mowqifkii ay horay u qaateen Dowladdaha Sacuudiga iyo Imaaraadka kuwaas oo xiriirka u dowladda Qatar.

Maamulada Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa horay sidaan oo kale u taageeray Go’aanka Wadamada Carbeed iyada oo weli dowladda Soomaaliya asyan ka hadlin in kastoo ay horay u sheegty in ay dhexdhexaad ka tahay.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Mxamuud Aadan Cusmaan Mesagawaa, ayaa sheegay in sababta ay u qaateen go’ankaan uu yahay in Scuudiga iyo Imaaraadka uu kala dhaxeey xiriir Ganacsi, isla markaana hanta farabadan ay ka taallo Wadamadaas.

Waa Dowladda Goboleedkii 4-aad ooqaata go’aan lagu taageerayo Xulafada Sacuudiga uu hogaaminayo,waxaana kaliya hadda dhiman oo wali go’aan qaadan Maamul Goboleedka Jubba Land.

Halkaan ka Dhageyso Codka