DHAGEYSO : Siyaasiyiin iyo Waxgarad ku Shiray Baydhabo oo Si kulul Oga hadlay Go’aankii Shariif xasan ee Taageerada Sucuudiga.

0

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ay xayiraadda ku saareen dowladda Qatar.

Go’aankaasi waxaa ka soo horjeestay siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo baydhabo ku shiray,

DHAGEYSO WARBIXIN :