DHAGEYSO:- Wasiir Qaloocow oo Eedeyn kulul u jeediyay Madaxda Dowladda

0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyada Xukuumada Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan ku baraarusaneyn dhibatooyinka Shisheeye ee hadda ku sugan Xeebaha dalka Soomalaiya.

Waxa uu sheegay Maraakiibtaas ay dhibaatooyin ad u xun u geestan Kaluumeystada Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in loo baahan yahay in Xukuumada Soomaaliya ay ku baraarugto dhibaatoyinkaan ay geysanayayaan maraakiibta Shisheeye lana horgeeyo Golaha Wasiirda Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-