TOP DHAGEYSO : Golaha Wasiirada Galmudug oo Ku Kulmay Cadaado & Dignina u Diray Shirkadaha Isgaasiinta

0

Golaha Wasiirada Mamaulka Galmudug ayaa waxa ay soo saareen Amaro kuwahan Shikada isgaarsiinta iyo hay’addaha ee ka howgal deegaanada Galmudug

Shir ka dhacay Magaalada Cadaado ayaa waxaa isku yimid Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug waxaana looga hadalay dardargalinta Arimaha Canshuuraha iyo in ay is diwaangaliyaan shirkada isgaarsiinta Hay’ddaha ka shaqeeya Degaanada Mamulka Gamudug