Maxkamadda darajada koowaad Gobolka Bari ee Puntland ayaa xukun Xabsi ah waxa ay ku riday 17 maxbuus oo u dhashay dalka Iran.
Waxaana ciidamada ammaanka Puntland muwaadiniintaasi ay qabteen, xilli si sharci dara ah ay uga Kaluumeysanayeen xeebaha Maamulkaasi.
Gudoomiyaha Maxakamada Darajada Koobaad ee Gobolka Bari ayaa Ka warbixiyay :