Reysul-wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Wax lagu xumaado ku tilmaamay Weerarka Bahalnimada ahaa ee lagu qaaday Isgoyska Zoobe 14-kii Bishan, Kaas oo Lagu xasuuqay Shacab masaakiin ah,
Saacid oo ku sugan dalka Dibadiisa ayaa ugu baaqay umada soomaaliyeed iney gacmaha is qabsadaan si looga adkaado cadowga umadeena,
Ugu dabeyn ayuu sheegay iney arintaani si dhab ah u taabatay isaga, wuxuuna codsaday in la caawiyo dadka gurmadka u baahan ee ku jira isbitaalada magaaladda Muqdisho
HOOS KA DHAGEYSO CODKIISA :