Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaran Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii Ka dhacay magaalada Muqdisho 14-kii Bishan
Tuur Yare oo ku sugan Hadda Muqdisho ayaa ugu baaqay umada soomaaliyeed iney gacmaha is qabsadaan si looga adkaado cadowga umadeena,
Ugu dabeyn ayuu sheegay iney arintaani si dhab ah u taabatay isaga, wuxuuna codsaday in la caawiyo dadka gurmadka u baahan ee ku jira isbitaalada magaaladda Muqdisho
HOOS KA DHAGEYSO CODKIISA :