Warar goor dhow heshey Warbaahinta All-Galgaduud Warar sheegaya in khasaaraha dhimashada ah oo ilaa iyo haatan la xaqiijiyay uu gaarayo ilaa 10 qof.
Wariyaheena goobtaasi kusugan lana hadlay saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegaya in Dadka dhintay uu kujira Ex-Xildhibaan C/naasir Gaarane oo katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa halkasi ku sugan ciidamo katirsan laamaha ammaanka Dowladda Soomaaliya oo halkaasi ka wada howlgalo.
Waxaa weli la maqlaya jug iyo rasaas goos goos ah,waxaa laga yaabaa in khasaaraha uu intaasi ka sii bato,iyadoo ay jiraan dad dhaawacyo soo gaaray.
DAAWO WARBIXIN :
DAAWO SAWIRADDA :