Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamud oo Ka Tirsan xildhibaanada Golaha shacabka soomaaliya ayaa ka hadlay aragtidiisa shirka wadatashiga madaxda DF iyo maamul goboleedyada ee ka socda Muqdisho
Xildhibaanka ayaana dardaaran u jeediyay madaxda ku shirsan muqdisho, isagoo ka codsaday iney ka hadlaan Waxyaabaha quseeya masiirka umadda soomaaliyeed
HOOS KA DHAGEYSO :