Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaale Bayle, ayaa maanta Xildhibaanada Golaha shacabka Jamhhuuriyadda Soomaaliya hortagay, isagoo ka hor akhriyay Hindise sharciyeedka Sharciga Maareynta Maaliyadda oo Wasaaradda Maaliyadda ay soo diyaarisay.
Hoos ka dhageyso Khudbadii uu ka jeediyay Halkaasi Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre oo si kulul uga hadlay kulanka baarlamaanka ee maanta.
Comments are closed.