Mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen arrimo muhiim ah.
Waxaa kulankii maanta shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) waxaa soo xaadiray 30 mudane.
Kulankan oo ahaa midkii 14-aad, Kalfadhigga Labaad ee aqalka sare ayaa ajendaha wuxuu ka koobnaa Saddex qodob oo kala ah.
Xildhibaan Cabdi Qeybdiid ayaa goobta ka sheegay in Dastuurka uusan u ogolaaneynin ansixinta xukuumadda.
HOOS KA DHAGEYSO :