Maxkamad ku taalla magaalada Gaalkacayo ayaa maanta xukunno iyo ganaax lacageed ku ridday saddex qof oo kalluumaysato ah oo u dhashay dalka Yemen.
Dadkaasi ayaa bishii hore la soo qabtay iyaga oo ku jira kalluumaysi sharci-darro ah.
Maxkamadda ayaa sidoo kale ganaaxday doontii raggaasi ay la socdeen.