Waxaa maanta Aqalka Sare hortagay Madaxweynaasha maamul goboleedyadda dalka ka jira, waxaana lagu waddaa in ay la qaataan kulan muhiim ah oo looga hadlaayo Wada shaqeynta Aqalka Sare iyo maamulada.
Waxaa hadda ku sugan xarunta Aqalka Sare Madaxda maamulada , Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland, waxaana xarunta laga sugaya Madaxweynayaasha Puntland iyo Koonfur Galbeed.
Lama oga, waxa ay ka wada hadli-doonaan, Laakin tillaabadan waxaa ay sii xoojin-doontaa xiriirka Aqalka Sare iyo dowlad goboleedyada.
DHAGEYSO WARBIXIN :