Maamulka Degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay ka hortageen qarax lagu diyaariyay gudaha degmadaasi.
Guddoomiyaha Degmada Buuloburte Cabdi Daahir Guure oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay fashiliyeen qaraxaasi.
Waxaana uu xusay in lagu diyaariyay Suuq lagu iibiyo Xoolaha oo ku yaalla degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.