Xildhibaan C/laahi Goodax Barre Ayaa si rasmi ah u Caddeeyey inay Jirto Dawlado Soomaaliya lacag ku bixiya in la Dumiyo.
Xildhibaanka oo wareysi dheer bixiyay ayaa ku nuux-nuuxsaday ineysan marnaba dadka soomaaliyeed ka raali noqon doonin in dalkooda la iibsado