DAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Degmada Waaciye soo dhawayn balaadhan kala kulmay

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane.Muxamed C/laahi Farmaajo ayaa iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hogaaminayo Ayaa Soo Dhawayn aan caadi ahayn kala kulamy shacabka Degmada Waaciye ee gobolka karkaar

madaxweyne faraamjo iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa hada soo galay magaalada bosaaso ee xarunta ganacsiga puntland