Xildhibaano iyo wasiiro katirsan Dowladda federaalka oo maalmaan ku sugnaa Magaaladda Boosaaso ayaa kormeero ku sameyaay saldhigyada Booliska iyo xarumaha kale ee ciidanka Booliska Boosaaso.
wafdigan waxaa hogaaminaya wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga Cabdinaasir siciid Muuse iyo xildhibaano kale ,kuwaas oo malmahan ku sugnaa Boosaaso.
Hoos kadhegayso codadkooda Wsiir kuxigeenka taliyaha iyo duqa