Madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland axmed yuusuf yaasiin ayaa si adag uga hadlay madax dhaqameedka somaliland oo baryihii dane isku badalay siyaasiyiin kuwaas oo warbaahinta isku marinayay hadalo kuluul
Axmed yuusuf yaasiin oo horay madaxweyne ku xigeen uga soo noqday xukumadii daahir riyaale kaahin ayaa ku baaqay in sharci ka mamnuucaya madax dhaqameedka siyaasada la sameeyo si arintan loo soo afjaro