Lataliyaha Madaxawe Farmaajo, Abuubakar Bashiir ee dhinac diinta kana mid ah Gudiga uu Madaxweeynahu u xilsaaray dhamaystirka qorshaha nabadaynta bulshada Caabudwaaq ayaa ku guulaystay in xalwaara laga gaaro xiisadii udhaxaysay qaar kamid ah beelaha Caabudwaaq.
Shiikh Abuubakar Bashiir C/laahi ayaa sheegay in ay ku guulaysteen dhamaystirka heshiis Nabadeed oo ay dhex dhigeen dhinacyada Beelahii isku hayay degmada Caabudwaaq laguna Guulaystay Samaynta ciidamo Nabasugda ah oo hanta Amaanka Si ay dadku ugu wada noolaadaan magaalada si nabad ah,hoos ka dhagayso codka.
Halkaan ka dhegayso codka.